HomeWararQM oo shegtay in tiradda Muhaajiriinta ay soomaalida ku jiraan ee galaya...

QM oo shegtay in tiradda Muhaajiriinta ay soomaalida ku jiraan ee galaya wadamada Yurub in ay sare ukacday

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

QM ayaa sheegtay in tirade Muhaajiriinta faraha badan ee ay soomaalida ku jiraan ee galaya dalalka yurub in ay sare ukacday, waxaana ay sheegeen in Maalin kasta ay Yurub sii galaan dad lagu qiyaasay 8,000 oo ruux oo u badan dadka kaooa cararay wadamada ay dagaaladda ka jiraan sida Suriya, dalalka Africa Qaar sida Soomnaaliya.

Iskuduwaha arimaha Qaxootiga Gobolka ee hey’ada UNHCR Amin Awad, ayaa wariyaasha magaalada Geneva ugu sheegay in tiradaasi ay mar kasta ay sii kordhi karto.

Wadama Yurub ayaa dhawaan isku raacay qeybsashada qaxootiga ka yimaada Suriya, oo badankoodu kasoo baxay dagaalada dalkaasi.

Dad badan oo soomaali ah ayaa Dalalka yurub ka gala dalka Talyaaniga.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories