HomeWararKenya oo shegtay in ay ka feejigantahay weraro cusub oo kagaga yimaada...

Kenya oo shegtay in ay ka feejigantahay weraro cusub oo kagaga yimaada Al Shabab

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Dowlada Kenya ayaa heegan buuxa mar kale galisay ciidamadeeda ammaanka kadib markii ay dareemeen weraro kagag imaan kara Al Shabab, sida saraakiil ay sheegen. Josif boinet, oo kamid ah saraakiisha dowlada Kenya, ayaa sheegay in ciidamo badan ay geeyeen xuduudda soomaaliya iyo qaar kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi. Sidoo kale waxaa uu hadlkiisa uu […]

- Advertisement -

Dowlada Kenya ayaa heegan buuxa mar kale galisay ciidamadeeda ammaanka kadib markii ay dareemeen weraro kagag imaan kara Al Shabab, sida saraakiil ay sheegen.

Josif boinet, oo kamid ah saraakiisha dowlada Kenya, ayaa sheegay in ciidamo badan ay geeyeen xuduudda soomaaliya iyo qaar kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu hadlkiisa uu siiraaciyay in ay macaquul tahay in maalmaha Farxad Ciida in ay Al Shabab ay soo qaadi karaan weeraro.

Dhawaan ayaa  Booliska Uganda ka digay Weeraro Al Shabaab ay ka geystan Masjidyo ku yaala Dalkasi gaar ahaan Caasimada Kampala.

Booliska waxa ay sheegen iney heleen Xog Muujineysa in Al Shabab ay gorsheynayen Weeraro ay ka geystan Uganda inta lagu jiro Maalmaha Ciida.

- Advertisement -

War Saxafadeed ay soo saren Booliska Dalka Uganda ayaa lagu sheegay in koox Al Shabab ka tirsan oo baadi goob loogu jiray iney qorsheyneysay Weeraradan laga digayo.

Uganda ayaa dhowr jeer ka digtay Weeraro Al Shabab ay ka geystan Dalka Uganda tan iyo Sanadkii 2010kii markas oo Qaraxyo ka dhacay Kampala lagu dilay ku dhawaad 80 qof.

Latest stories