HomeWararTaliyeyaal AMISOM Ka Tirsan oo Lagu Maxkamadeynayo Kampala

Taliyeyaal AMISOM Ka Tirsan oo Lagu Maxkamadeynayo Kampala

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Afar taliye oo ka tirsanaa ciidamada dowlada Uganda oo ka tirsanaa howlgaladka Midowga Africa ee AMISOM, oo dhawaan dowlada ugnada ay shaqada ka joojisay sababo la xiriira werarkii deegaanka janaale ee Gobolka Shabelada hoose, ayaa lagu wadaa in lagu maxkamadeeyo Magaladda Kampala ee caasimada dalka Uganada. Shaqo ka joojintaan, ayaa waxaa amray Madaxweynaha dalka Uganada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afar taliye oo ka tirsanaa ciidamada dowlada Uganda oo ka tirsanaa howlgaladka Midowga Africa ee AMISOM, oo dhawaan dowlada ugnada ay shaqada ka joojisay sababo la xiriira werarkii deegaanka janaale ee Gobolka Shabelada hoose, ayaa lagu wadaa in lagu maxkamadeeyo Magaladda Kampala ee caasimada dalka Uganada.

Shaqo ka joojintaan, ayaa waxaa amray Madaxweynaha dalka Uganada Museveni, xili uu ka hadlayay Radiyaha ciidamada Militeriga difaaca dalkaasi, sidoo kalena Madaxweynaha ayaa sheegay in uu la yaabay sida Al Shabab ay ujabiyeen ciidamada difaaca dowlada Uganada, oo ku suganaa saldhiga uu weerarka ka dhacay.

- Advertisement -

Dhinaca kale Afayeenka ciidamada dowldda Uganada Paddy Ankunda, ayaa dhawaan usheegay wargeyska the Observer, in ay baariaano ku hayaan taliyaasha, lagu eedeyay dayicid amni.

Todobaadkaan mar ay saxafadda dalka Jaban, ay wareysi layeelatay Madaxweynaha dalka Uganda Musaveni, ayaa waxaa uu xaqiijiyay in werarkaasi ay kagag geeryoodeen 19 askeri, halka la waayay lix kamid ah ah ciidamadooda kuwaasoo uusuuragal ka dhigay in ay gacanta ugu jiraa Al Shabaab.

Musaveni ayaa yiri” waxaa jirtay khaladaad ay sameeyeen askarteena, taliyaasheena waa ay hurdeen, ma aysan ka warqabin werar in lagusoo yahay”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts