HomeWararDowlada Kenya oo dagaal ka dhan ah Al Shabab, ku qaadeysa keymaha...

Dowlada Kenya oo dagaal ka dhan ah Al Shabab, ku qaadeysa keymaha xeebaha ay wadaagaan somaliya iyo Kenya

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowlada Kenya ayaa waxaa ay qorsheyneysaa in ay guluf colaadeed ay ku qaadaan dagaalyahanada AL Shabab, ee la sheegay in ay werarada kasoo abaabulaan keymaha ku dhow xeebaha dalkaasi Kenya. Wadamada bariga Africa, ayaa waxa ay dhawaan sheegeen in Al Shabab, ay weerada kasoo abaabulaan xeebaha waqooyi ee dalkaasi, sida kemaha  Boni. Gudoomiyaha degamada Lamu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlada Kenya ayaa waxaa ay qorsheyneysaa in ay guluf colaadeed ay ku qaadaan dagaalyahanada AL Shabab, ee la sheegay in ay werarada kasoo abaabulaan keymaha ku dhow xeebaha dalkaasi Kenya.

Wadamada bariga Africa, ayaa waxa ay dhawaan sheegeen in Al Shabab, ay weerada kasoo abaabulaan xeebaha waqooyi ee dalkaasi, sida kemaha  Boni.

- Advertisement -

Gudoomiyaha degamada Lamu Frederick Ndambuki, ayaa shegay in ujeedaha ay tahay hubinta ammaanka dalkaasi, iyo in la helo badbaado qaran.

Todobaadkaan, ayaa waxaa dowlada kenya ay isku raaceen Madaxtooda in xaalad Qatar ay ka jirto deegaanada kemaha dalkaasi, waxaana arintaasi wali laga warsugayaa in dowlada ay ka jawaab celiso.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts