HomeWararMaamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Heshiiyay

Maamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Heshiiyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib Munaasabad ka dhacday Magaalada Cadaado ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay heshiis ku kala saxiixdeen Maamulka Galmudug Iyo Ahlussuna Waljamaaca. Wariyaha Radio Dalsan ee gobolka Galgaduud aya soo sheegay in Ahlusunna uu heshiiskaasi u saxiixay Guddoomiyaha Ahlusunna ee Saddexda Gole Ibraahin Sheekh Xasan Guureeye. Heshka oo ka kooban dhowr qodob […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib Munaasabad ka dhacday Magaalada Cadaado ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay heshiis ku kala saxiixdeen Maamulka Galmudug Iyo Ahlussuna Waljamaaca.

Wariyaha Radio Dalsan ee gobolka Galgaduud aya soo sheegay in Ahlusunna uu heshiiskaasi u saxiixay Guddoomiyaha Ahlusunna ee Saddexda Gole Ibraahin Sheekh Xasan Guureeye.

- Advertisement -

Heshka oo ka kooban dhowr qodob ayay labada Maamul isku raaceen in la dhaqan galiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts