HomeWararMadaxweynaha: “Waxan ku dhiirigelinayaa dhalinyarada inay qoraaladooda u badiyaan wacyigelinta bulshada’’

Madaxweynaha: “Waxan ku dhiirigelinayaa dhalinyarada inay qoraaladooda u badiyaan wacyigelinta bulshada’’

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigey buugaag ay qoreen qoreyaal Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo ka qeybgaleyaasha bandhigga la sameeyay wada sheekeysi ayaa ka jawaabey su’aalo la weydiiyey oo la xiriira dhanka qorista buugaagta, dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed. “Waxaan dhiirigelinayaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigey buugaag ay qoreen qoreyaal Soomaaliyeed.

Madaxweynaha oo ka qeybgaleyaasha bandhigga la sameeyay wada sheekeysi ayaa ka jawaabey su’aalo la weydiiyey oo la xiriira dhanka qorista buugaagta, dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

“Waxaan dhiirigelinayaa in si sax ah loo qoro taariikhdaa iyo waayihii la soo marey si aan wax uga barano. Bulshadeena waxay u baahan tahay in la wacyigeliyo, dadaalkeenana aan meel isugu geyno sidii aan u yeelan lahayn dowladnimo sal adag leh, nabad waarta iyo horumar’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Waxaa uu Madaxweynaha sheegay in aqoon kasta oo bulsho ay leedahay aaney wax badan dalka ka beddeli karin, haddii aaney la socon midnimo iyo wadashaqeyn shacabka iyo dalka dan u ah.

—DHAMMAAD—

- Advertisement -
IB0A3939
IB0A4224
IB0A4183
IB0A4351
IB0A4455
IB0A4527

 

Latest stories