HomeWararDhageyso: Faahfaahinta Nabadoon Lagu Dilay Magalaada Baladweyne

Dhageyso: Faahfaahinta Nabadoon Lagu Dilay Magalaada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Magaaladda Baladweyne ay ku dileen Nabadoon dhaqameed caan ka ahaa gobolka Hiiraan. Nabadoonka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Cumar Garweyne. Kooxii dilka geestay ayaa goobta isaga baxsaday, waxaana halkaasi durba gaaray ciidamo ka tirsan dowladda federaalka somalia. Magaaladda baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaaa dhowr jeed waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Magaaladda Baladweyne ay ku dileen Nabadoon dhaqameed caan ka ahaa gobolka Hiiraan.

Nabadoonka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Cumar Garweyne.

- Advertisement -

Kooxii dilka geestay ayaa goobta isaga baxsaday, waxaana halkaasi durba gaaray ciidamo ka tirsan dowladda federaalka somalia.

Magaaladda baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaaa dhowr jeed waxaa lagu dilay nabadoono caan ka ahaa Magaaladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts