HomeWararAMISOM oo tababar u furtay boqolaal ka tirsan Ciiddanka Maamul-gobaleedka K/Galbeed...

AMISOM oo tababar u furtay boqolaal ka tirsan Ciiddanka Maamul-gobaleedka K/Galbeed Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan 200 Askar cusub ayaa waxaa magaalladda Baydhaabo looga furay tababar socon doona muddo saddex bilood. Saraakiil Milliteri oo ka tirsan Hawlgalka AMISOM ayaa bixnayo Tababarka loo furay Ciiddankaasi oo ka tirsan Maamul-gobaleedka K/galbeed Somalia, waxaana laga kala keenay Degmooyinkii ay AMISOM dhawaan kala wareegeen Alshabaab. Sholla Omilade oo ka tirsan Hawlgalka AMISOM ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 200 Askar cusub ayaa waxaa magaalladda Baydhaabo looga furay tababar socon doona muddo saddex bilood.

Saraakiil Milliteri oo ka tirsan Hawlgalka AMISOM ayaa bixnayo Tababarka loo furay Ciiddankaasi oo ka tirsan Maamul-gobaleedka K/galbeed Somalia, waxaana laga kala keenay Degmooyinkii ay AMISOM dhawaan kala wareegeen Alshabaab.

- Advertisement -

Sholla Omilade oo ka tirsan Hawlgalka AMISOM ayaa sheegay in Ciiddankaasi la horumarinayo awoodda Ciiddanka Boliska Somalia, isla markaana la rajeynayo inay mar kale rajo u keenaan Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray inay Ciiddankaasi diyaar u yihiin inay u shaqeeyaan dalkooda, si ay u caawiyaan Muwaadiniintooda.

Waa Tababarkii ugu horreeyey oo ay Hawlgalka AMISOM u furtaan Ciiddan ka kala socda Degmooyinka Goballadda Bay, Bakool iyo Sh/hoose, waxaana la filayaa marka ay dhamaystaan Tababarkaasi  inay ka hawlgalaan Degmooyinka hoos yimaada Dowlad-gobaleedka K/galbeed Somalia.

- Advertisement -

BAY 1 BAY 3 BAY 5 BAY 7

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts