HomeWararBoqolaal Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyey meel ka baxsan Xeebaha dalka...

Boqolaal Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyey meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciiddanka Badda ee dalka Ireland ayaa la sheegay inay soo badbaadiyeen 225 Tahriibayaal. Kuwaasi oo la socday labo dooni oo ka soo shiraacatay Xeebaha Libya, kuna soo jeeday Xeebaha Talyaaniga. Markabka Dagaalka ee Le Niamh oo ay Mariniska Ireland leeyihiin ayaa u gurmaday Tahriibayaashaa, oo qeylo-dhaan gurmad soo dirsaday, xilli ay ku sugnaayeen Badda Mediterranean […]

- Advertisement -

Ciiddanka Badda ee dalka Ireland ayaa la sheegay inay soo badbaadiyeen 225 Tahriibayaal. Kuwaasi oo la socday labo dooni oo ka soo shiraacatay Xeebaha Libya, kuna soo jeeday Xeebaha Talyaaniga.

Markabka Dagaalka ee Le Niamh oo ay Mariniska Ireland leeyihiin ayaa u gurmaday Tahriibayaashaa, oo qeylo-dhaan gurmad soo dirsaday, xilli ay ku sugnaayeen Badda Mediterranean Sea, oo 112-KM dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalka Libya ee Tripoli.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Ciiddanka ayaa sheegay in Hawlgalkaasi oo qaatay in ka badan 9 saacadood  lagu soo badbaadiyey 107 qof oo isugu jiray rag, haween iyo carruur, oo la socotay Doonida Koowaad, halka doonida labaadna laga soo badbaadiyey 118 qof.

Afhayeenka ma sheegin dalalka ay ka soo kala jeedeen Tahriibayaasha oo si nabad ah ku gaaray Xeebaha Talyaaniga.

Inta badan Tahriibayaasha isku biimeeya Safarkaasi ayaa ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Sudan, Eritrea iyo kuwo kale.

Latest stories