HomeWararDEG DEG: Ciidamadda Dowlada iyo Al Shabab oo ku dagaalamaya Deegaanka Ceel...

DEG DEG: Ciidamadda Dowlada iyo Al Shabab oo ku dagaalamaya Deegaanka Ceel Baar Ee Gobolka Bakool

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciiddanadda Dowladda iyo kuwa AMISOM uu ka socda Deegaanka Ceel Bar oo ku dhaw Magaalada Wajid ee Gobolka Bakool.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Ciidamada Dowlada ay Weeraren Goob ay ku sugnayeen Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab.

Waxa jira warar sheegaya in Dagaalka uu ka dhashay khasaara xoogan balse ma jirto cid weli xaqiijin karta khasaarahasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories