HomeWararUhuru Kenyatta iyo Yuweeri Museveni oo kulan ka yeelanayo Arrimaha Somalia

Uhuru Kenyatta iyo Yuweeri Museveni oo kulan ka yeelanayo Arrimaha Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynayayaasha dalalka Uganda iyo Kenya. Yoweeri Museveni iyo Uhuru Kenyatta ayaa laa filayaa inay maanta kulan ku yeeshaan Aqalka Dowladda ee magaalladda Kampala. Kulankaasi ayaa la filayaa inay kaga wada xaajoodaan xiriirka labada dal, Maalgashiga  Dhismaha dhuun shidaalka ka soo qaada Laamu Kenyaa oo soo gaarsiisa Degmadda Hoyma ee dalka Uganda. Museveni iyo Uhuru waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynayayaasha dalalka Uganda iyo Kenya. Yoweeri Museveni iyo Uhuru Kenyatta ayaa laa filayaa inay maanta kulan ku yeeshaan Aqalka Dowladda ee magaalladda Kampala.

Kulankaasi ayaa la filayaa inay kaga wada xaajoodaan xiriirka labada dal, Maalgashiga  Dhismaha dhuun shidaalka ka soo qaada Laamu Kenyaa oo soo gaarsiisa Degmadda Hoyma ee dalka Uganda.

- Advertisement -

Museveni iyo Uhuru waxay kaloo ka wada hadli doonaan Hawlgalka AMISOM, La-dagaalanka Alshabaab iyo Is-dhaafsiga Sirdoonka.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo shalay booqashosaddex maalmood ku tagay Uganda ayaa sheegay inay labadadowlad xoog leeyihiin, isla markana si wadajir u wada shaqeyn doonaan.

Waxa uu tilmaamay inaysan Kenya nabad noqon kaarin inta ay dalalka deriska dagaallo ka socdaan, wuxuun asheegay inay ka go’an tahay in laga shaqeeyo sidii Somala iyo South Sudan looga dhigi lahaa Dalal ay ka jiraan nabad buuxda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynayayaasha dalalka Uganda iyo Kenya. Yoweeri Museveni iyo Uhuru Kenyatta iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalegn waxay berri oo Isniin ah yeelan doonaan Kulan Saddex Geesood ah oo looga hadlayo xaalladaha Somalia iyo Sudan.

Hoggaamiyayaashaasi oo ka mid ah Madaxda  Dowladaha ku bahoobay Urur-gobaaleedka IGAD ayaa waxay diiradda ku saari doonaan Hawlgalka AMISOM iyo sidii loo xoojin lahaa Hawlgaalka La-dagaalanka Alshabaab.

 

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts