HomeWararBoqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jireen oo ku haftay dooni ku degtay...

Boqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jireen oo ku haftay dooni ku degtay Xeebaha dalka Libya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Doonidaasi oo ay la socdeen ilaa 700 oo Tahriibayaal ah ayaa ku degtay Badda Mediterranean sea, meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya. Hadal ka soo baxay Hay’adda UNHCR iyo Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga ayaa lagu sheegay in la badbaadiyey ku-dhawaad 400 Tahriibayaal, waxaana la soo saaray Labaatameeyo mayd oo ka mid ah Boqolaalka ku geeriyootay doonidaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doonidaasi oo ay la socdeen ilaa 700 oo Tahriibayaal ah ayaa ku degtay Badda Mediterranean sea, meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya.

Hadal ka soo baxay Hay’adda UNHCR iyo Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga ayaa lagu sheegay in la badbaadiyey ku-dhawaad 400 Tahriibayaal, waxaana la soo saaray Labaatameeyo mayd oo ka mid ah Boqolaalka ku geeriyootay doonidaasi oo nooceedu ahaa kuwa lagu kalluumeysto.

- Advertisement -

Afhayeenka Hay’adda UNHCR, Fedrico Fossi ayaa sheegay  inay doonidaasi degtay, xilli uu Markab gurmad ahu dhawaaday doonida, waxaana la sheegay inay Doonida hal dhinac u liicday, kadib, markii ay dadka is-buurteen.

Taliye ka tirsan Ciiddanka Badda ee dalka Ireland ayaa u sheegay Telefishinka RTE inay cabsidooda ugu xun ahayd, kadib, markii ay doonida degtay, iyagoo indhaha ku haya,si ay ugu gurmadaan.

Markab ay leeyihiin Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ee MSF  oo ku sugnaa halka ay Doonida ku degtay ayaa rumeysna inay doonidaasi la socdeen ku-dhawaad 700 oo qof.

- Advertisement -

Gurmadka lagu badbaadinayey Tahriibayaasha oo ilaa iyo xalay socday ayaa waxaa ka qeyb galay Maraakiib ka kala socday dalalka Talyaaniga iyo Ireland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts