HomeWararKenyaati lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu gacan-sayray in lagu sii daayo damiin...

Kenyaati lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu gacan-sayray in lagu sii daayo damiin lacageed

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maxkamadda Sare ee magaalladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa ka biyo diiday in Eedeysane Mohamed Khaalid Ali lagu sii daayo damiin lacageed oo dhan 10 million oo Shillinka Kenya. Ninkaasi oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaab ayaa lagu soo oogay inuu wax ka qorsheeyey weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishii April ku qaadeen Jaamacadda […]

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee magaalladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa ka biyo diiday in Eedeysane Mohamed Khaalid Ali lagu sii daayo damiin lacageed oo dhan 10 million oo Shillinka Kenya.

Ninkaasi oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaab ayaa lagu soo oogay inuu wax ka qorsheeyey weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishii April ku qaadeen Jaamacadda Garissa, laguna dilay 148 qof oo badankooda Arday ahaa.

- Advertisement -

Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay Maxkamadda Sare ee Mombasa ka laabatay in damiin lacageed lagu si idaayo Eedeysanahaasi, kadib, markii afar ka mid ah shantii qof ee Markhaatiga u ahayd Dacwadiisa ku geeriyoodeen gaari ay Alshabaab bishan July 13-dii ku rasaaseeyeen Deegaanka Hindi ee duleedka Degmadda Laamu.

Qofka kale ee ku dhaawacmay weerarkaasi ayaa lagu daaweynayaa Isbitaalka Guud ee Xeebta oo ku yaalla magaalladda Mombasa.

 

- Advertisement -

 

Latest stories