HomeWararDowladda Federalka oo raalli-gelin ka bixisay Muwaadinkii Shiinaha ee ku geeriyooday...

Dowladda Federalka oo raalli-gelin ka bixisay Muwaadinkii Shiinaha ee ku geeriyooday Is-qarxintii Alshabaab ee Hotelka Jaziira

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Danjrihii hore ee Somalia uga wakiilka ahaa dalka Shiinaha, Ambassador Mohamed Awil ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin geerida Muwaadinkaasi oo ka mid ahaa Ilaaladda Safaaradda Shiinaha ku leedahay magaalladda Muqdisho, kaasi oo dhawaan ku geeriyooday falkii Is-qarxinta ee ay Alshabaab ka geysteen Hotelka Jaziira. Diplomaasigu waxa uu tilmaamay inay Dowladda Somalia aad uga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjrihii hore ee Somalia uga wakiilka ahaa dalka Shiinaha, Ambassador Mohamed Awil ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin geerida Muwaadinkaasi oo ka mid ahaa Ilaaladda Safaaradda Shiinaha ku leedahay magaalladda Muqdisho, kaasi oo dhawaan ku geeriyooday falkii Is-qarxinta ee ay Alshabaab ka geysteen Hotelka Jaziira.

Diplomaasigu waxa uu tilmaamay inay Dowladda Somalia aad uga xun tahay geeridaasi, isla markaana ay u tacsiyadeynayaan Dowladda Shiinaha iyo qoyska uu ka geeriyooday.

- Advertisement -

Ambassador Mohamed Awil waxa uu tilmaamay inuusan shilkaasi wax u dhimi doonin Xiriirka Somalia iyo Shiinaha, wuxuuna ku baaqay in la kordhiyo Taageeradda ay Shiinaha siiyaan Somalia iyo in loo midoobo La-dagaalanka Alshabaab.

Hadalka Danjirihii hore ee Somalia uga wakiilka ah dalka Shiinaha ayaa yimid, iyadoo maydka Muwaadinka Shiinaha shalay loo duuliyey magaalladda Nairobi, si looga sii gudbiyo dalka Shiinaha.

Is-qarxintii ay Alshabaab bishan July 26-dii ka geysteen Hotelka Jaziira waxaa ku geeriyootay 14-qof oo u badnaa dad rayid ah, waxaana ku dhaawacantay tobaneeyo kale, oo ay ku jiraan saddex u dhalatay Shiinaha.

- Advertisement -

Xigasho: ecns.cn

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts