HomeWararDhageyso: Labada Gole Ee Dowladda Oo Ku Hishiiyay In Doorasho aysan Ka...

Dhageyso: Labada Gole Ee Dowladda Oo Ku Hishiiyay In Doorasho aysan Ka Dhicin Dalka 2016-ka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Kulan ay xildhibaanadda baarlamaanka soomaaliya ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Fadhiga Mudanayaasha ayaa waxaa loogaga hadlay arimaha doorashooyinka 2016-ka waxaana Raisul Wasaaraha iyo Gudi hoosaadka baarlamaanka ay ku heshiiyeen in doorasho min qof iyo cod ah aysan ka dhici karin dalka Somalia. Ra’iisulwasaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay xildhibaanadda baarlamaanka soomaaliya ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Fadhiga Mudanayaasha ayaa waxaa loogaga hadlay arimaha doorashooyinka 2016-ka waxaana Raisul Wasaaraha iyo Gudi hoosaadka baarlamaanka ay ku heshiiyeen in doorasho min qof iyo cod ah aysan ka dhici karin dalka Somalia.

- Advertisement -

Ra’iisulwasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa shaaciyay in loo baahan yahay in laga hadlo waxkasta oo horumar u ah Dalka.

Kulanka Xildhibaanada oo maanta ka badalnaa sidii looga bartay ayaa waxaa soo xaadirtay 158 Mudane.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts