HomeWararDEG DEG: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Dilay Muqdisho

DEG DEG: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaan C/laahi Xuseen Maxamed oo kamida mudanayaasha Baarlamaanka ayaa goordhaweyd lagu dilay Degmadda Wadajir ee gobolka Banaadir. Dilka Mudanaha ayaa waxaa fuliyay dabley wadatay Gaari Waxaana la shaaciyay in dableyda dilka geestay ay baxsadeen. Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa uu kamid ahaa mudanayaashii dhawaan xilkaasi loo dhaariyay. Allaha u naxariistee C/laahi Xuseen Maxamed Baantuu ayaa xilkan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan C/laahi Xuseen Maxamed oo kamida mudanayaasha Baarlamaanka ayaa goordhaweyd lagu dilay Degmadda Wadajir ee gobolka Banaadir.

Dilka Mudanaha ayaa waxaa fuliyay dabley wadatay Gaari Waxaana la shaaciyay in dableyda dilka geestay ay baxsadeen.

- Advertisement -

Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa uu kamid ahaa mudanayaashii dhawaan xilkaasi loo dhaariyay.

Allaha u naxariistee C/laahi Xuseen Maxamed Baantuu ayaa xilkan hayay muddo bil ah.

Wixii Kusoo Kordha Halkaan Kala Soco:

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts