HomeWararU-qeybsanihii Kooxda Daacish ee dhinaca Sur-goynta “Jihadi John” oo baxsaday

U-qeybsanihii Kooxda Daacish ee dhinaca Sur-goynta “Jihadi John” oo baxsaday

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Jihaadistaha Britishka ee Mohamed Emwazi, laguna naanayso Jihadi John ayaa la sheegay inuu ka baxsaday Dagaalamayaasha Daacish. Wargeyska The Mirror ee ka soo baxa London ayaa  ayaa qoray in Jihadi John oo Daacish ugu qaabilsanaa inuu dadka ka jaro surla ayaa la rumeysan yahay inuu dhowr isbuuc ka hor ka goostay Dagaalamayaasha Daacish. Ilo-wareed la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jihaadistaha Britishka ee Mohamed Emwazi, laguna naanayso Jihadi John ayaa la sheegay inuu ka baxsaday Dagaalamayaasha Daacish.

Wargeyska The Mirror ee ka soo baxa London ayaa  ayaa qoray in Jihadi John oo Daacish ugu qaabilsanaa inuu dadka ka jaro surla ayaa la rumeysan yahay inuu dhowr isbuuc ka hor ka goostay Dagaalamayaasha Daacish.

- Advertisement -

Ilo-wareed la hadlay Wargeyska Mirror ayaa sheegay inuu Jihadi John baxsad ku yahay gudaha dalka Syria, kadib, markii ay Ciiddamo Khaas ah oo ka kala socda Maraykanka iyo Britain ay gaareen gudaha dalalka Syria iyo Iraq, si ay u soo qabtaan Jihadistahaasi.

Mohamed Emawazi oo 26 jir ah ayaa la rumeysan yahay inuu yahay ninka hagoogan ee Kooxda Daacish u fuliya xukunnadda qoor-goynta, sida laga daawaday Telefishinadda iyo Aaaladaha kale ee Social Media.

Wargeyska waxa uu qoray in laga yaabo in Jihadiste John ku biiray koox yar oo Jihaadiste ah oo ku sugan gudaha dalka Syria, si uu uga badbaado baadi-goobkiisa ka socda guud ahaan Bariga Dhexe.

- Advertisement -

Wararka qaarkood ayaa sheegayo inuu u baxsaday dalka Libya, si uu ugu badbaado, iyadoo uu ka shakisan yahay in ay Kooxda Daacish xaalladda ku xun tahay.

Jihadi John ayaa la rumeysanyahay inuu dilay Suxufiyiin iyo Shaqaale Samafal oo ay ka mid yihiin Stephen Sotloff, James Foley, David Haines, Alan Henning iyo Peter Kassig.

Xigasho: Mirror

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts