HomeWararKanada oo lagu maxkamadeynayo Muwaadin Somali oo horey u dilay nin...

Kanada oo lagu maxkamadeynayo Muwaadin Somali oo horey u dilay nin kale oo Somali ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxkamadda magaalladda Edmonton ee dalka Kanada waxaa lagu wadaa in la soo taago Muwaadin Somali oo lagu magacaabo Arab Mursal Sugule, kaasi oo lagu eedeynayo inuu Marxuum la oran jirey Ahmed Ismail Sheikh dilay bishii July 15-dii ee sannadkii 2011-kii. Eedeysanaha oo 26-jir ah ayaa waxa uu dalka Kanada la yimid qoyskiisa isagoo 6 jir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Edmonton ee dalka Kanada waxaa lagu wadaa in la soo taago Muwaadin Somali oo lagu magacaabo Arab Mursal Sugule, kaasi oo lagu eedeynayo inuu Marxuum la oran jirey Ahmed Ismail Sheikh dilay bishii July 15-dii ee sannadkii 2011-kii.

Eedeysanaha oo 26-jir ah ayaa waxa uu dalka Kanada la yimid qoyskiisa isagoo 6 jir ah, waxaana uu Familkiisa la degganaa maagalladda Toronto, wuxuuna magaalladda  Edmonton u soo wareegay sannaadkii 2007-dii oo uu dilku ku geystay.

- Advertisement -

Gacn-ku-dhiiglaha iyo Marxuumka ayaa la sheegay inayu saaxiibo ahaayeen, ka hor intuusan Gacan-ku-dhiiglaha tooreey la dhicin Marxuumka oo ugu dambeyntii u geeriyooday dhiig-bax dhinaca Laabta laga dooxay.

Si kastaba ha ahaatee, Falkaasi ayaa ahaa kii 29-aad oo ay Soomaalida ku nool magaalladda Edmonton ee dalka Kanada isku dilaan taan iyo sannaadkii 2011-kii.

Xigasho:-  Edmonton  Journal

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts