HomeWararDEG DEG: Ciidamadda Dowladda Soomaaliya Oo La Waregay Degmadda Aadan yabaal

DEG DEG: Ciidamadda Dowladda Soomaaliya Oo La Waregay Degmadda Aadan yabaal

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamadda dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya Kuwa Amisom ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Aadan yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe. Wariyaha radio dalsan ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamadda huwanta ay hadda gacanta ku hayaan degmaddaasi. Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la xaqiijiyay in degamdda ay isaga baxaan xilli hore oo […]

- Advertisement -

Ciidamadda dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya Kuwa Amisom ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Aadan yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wariyaha radio dalsan ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamadda huwanta ay hadda gacanta ku hayaan degmaddaasi.

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la xaqiijiyay in degamdda ay isaga baxaan xilli hore oo maanta ah.

Latest stories