HomeWararMuwaadiniinta Maraykanka iyo Kanada oo loogu digay inaysan safar ku tegin Kenya,...

Muwaadiniinta Maraykanka iyo Kanada oo loogu digay inaysan safar ku tegin Kenya, cabsida weeraradda Alshabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa uga digtay Muwaadiniinta Maraykanka inay booqasho ku tagaan Kenya, isla markaana laga cabsi qabo in bar tilmaameed laga dhigto. Digniintan dhinaca Socdaalka ayaa ku soo beegmayso iyadoo Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama lagu wado inuu bishan July 25-da booqasho ku tago Kenya. Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay sheegtay inay digniintan dhici […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa uga digtay Muwaadiniinta Maraykanka inay booqasho ku tagaan Kenya, isla markaana laga cabsi qabo in bar tilmaameed laga dhigto.

Digniintan dhinaca Socdaalka ayaa ku soo beegmayso iyadoo Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama lagu wado inuu bishan July 25-da booqasho ku tago Kenya.

- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay sheegtay inay digniintan dhici doonto bishan July 30-da, marka uu dhamaado Shirka Caalamiga ee lagu qaban doono Nairobi.

Dhinaca kale, Dowladda Kanada ayaa soo saartay Digniin ay Muwaadiniinta ugu baaqday inaysan booqasho ku tegin Kenya, iyadoo ay kordheen weeraradda Alshabab ku qaadaan Kenya iyo dembiyadda kale.

Dhawaan ayey Alshabaab waxay Dagaalyahanno tababaran oo u badan Kenya u xil-saartay Hawlgalladda laga fuliyo gudaha Kenya.

- Advertisement -

Ciiddankaasi oo lagu magacaabo Jesh Ayman ayaa waxay saldhigyo qarsoon ku leeyihiin dhulka Kaymaha ee Boni Forest ee W/bari Kenya, waxayna fuliyaan hawlgalladda khaaska ee la sii qorsheeyey.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts