HomeWararAMISOM oo abaalmarin guddoonsiiyey Saraakiil u dhalatay dalka Nigeria

AMISOM oo abaalmarin guddoonsiiyey Saraakiil u dhalatay dalka Nigeria

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Munaasabad abaamarin Billado lagu guddoonsiinayey 24 Sarkaal oo ka tirsan Ciiddanka Boliska ee dalka Nigeria ayaa dhawaan lagu qabtay Xarunta Dhexe ee AMISOM ee magaalladdan Muqdisho.

Saraakiishaasi waxay muddo hal sanno ah la shaqeynayeen Ciiddanka Boliska ee AMISOM ka wadaan qeybo ka tirsan dalka Somalia.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska AMISOM, Anand Pillay ayaa u mahadceliyey Saraakiisha Nigeria, kuwaasi oo lagu wado inay dhawaan ku laabtaan dalkooda hooyo.

Sarkaalka hoggaaminayey Saraakiisha Boliska Nigeria oo lagu magacaabo Victor Akingbade Fakorede ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay dhamaysteen hawlihii ay u joogeen Somalia, wuxuuna Soomaalida u rajeeyey nabad iyo horumar.

Boliska AMISOM waxay taageero iyo tababaro siiyaan Ciiddanka Boliska Soomaaliyeed, si ay u soo celiyaan Sharciga iyo Nabada Somalia.

- Advertisement -

© Radio DalsanAMISOM POLICE AMISOM

Latest stories