HomeWararXeer Ilaaliyaha Qaranka oo Gaaray Dalka Holland si uu u gudbiyo Dacwada...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Gaaray Dalka Holland si uu u gudbiyo Dacwada Badda Ee Soomaaliya iyo Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa gaaray shalay gelinkii Dambe Magaaladda Amsterdam ee Dalka Holland si uu ugu gudbiyo Dacwadda Badda ee Soomaliya iyo Kenya Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda (ICJ). Xeer ilaaliyaha waxa uu berito oo isniin ah oo ay Taariikhduna tahay 13ka july u gudbin doona Maxkamadda Hague galka Dacwadasi isagga oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa gaaray shalay gelinkii Dambe Magaaladda Amsterdam ee Dalka Holland si uu ugu gudbiyo Dacwadda Badda ee Soomaliya iyo Kenya Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda (ICJ).

Xeer ilaaliyaha waxa uu berito oo isniin ah oo ay Taariikhduna tahay 13ka july u gudbin doona Maxkamadda Hague galka Dacwadasi isagga oo ay wehliyaan qubaradii diyaarisay Dacwada oo isugu jira Soomaaliya iyo dad kale oo ajaanib ah.

- Advertisement -

Haddaba Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqday ineysan meesha ka saarin Dacwada Badda ee Soomaaliya ay u qabto Dowladda Kenya.

Dhulka Badda ee lagu muransan yahay ayaa ah Qiyaastii 142,000 Km oo laba jibbaaran.

Waxa Dacwada qaadi doonna 15 Garsoore oo ay ku jiraan Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka maxkamadda Caaalamiga ee Cadaaladda (ICJ).

- Advertisement -

Haddii Soomaaliya ay si rasmi ah u gudbiso Dacwadan waxa ay soo bixi doontaa Natiijada Dacwadasi horaanta Sannadka soo socda ee 2017ka.

Waxa xusid mudan in Go’aanka Maxkamadda ay rido uu yahay mid aan ka noqosho laheyn oo aan laga qaadan karin wax racfaan ah.

W/Q Xuseen Maxamed Xuseen

xuseenmaxamed1990@gmail.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts