HomeWararWasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Sacuudiga oo geeriyooday

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Sacuudiga oo geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Dr Sacuud al faysal oo ahaa Wasiirkii hore ee arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa ku geeriyooday Dalka Mareekanka.

Wasiirka ayaa kamid Dadka ugu waqtiga dheer Caalamka Ee Xilkasi haya muddo badan waxana uu Wasaaradasi maamulayay muddo ku dhaw 40  sanno.

Boqortooyadda oo Sacuudiga oo warkan shaacisay wax faahfaahin ah kama bixin sababta uu u geeriyooday Wasiirka.

Wasiirka ayaa kamid Xubnaha ugu magaca dheeraa Boqortooyadda sacuuudiga ka hor inta uusanxilka uga dagin sababo Caafimaad bishii April ee Sanadkan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories