HomeWararHay’ad Maraykan oo aan dowli ahayn oo walaac xooggan ka muujisay Saldhiga...

Hay’ad Maraykan oo aan dowli ahayn oo walaac xooggan ka muujisay Saldhiga Diyaaradaha  Droneska Maraykanka ay ku leeyihiin gudaha dalka Somalia

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Haweeneyda asaastay Hay’adda aan Dowliga ahayn ee US Global Drones Watch ayaa ugu baaqday Dowladda Maraykanka inay joojiyaan Hawlgalladda Diyaaradaha Droneska ka fuliyaan dalka Somalia iyo dalalka Bariga Dhexe. Medea Benjamiin iyadoo la hadlayso Wargeyska Sputink News waxay sheegtay in loo baahan yahay in QM iyo Ururka Midowga Afrika looga amar qaato weeraradda lala beegsanayo […]

- Advertisement -

Haweeneyda asaastay Hay’adda aan Dowliga ahayn ee US Global Drones Watch ayaa ugu baaqday Dowladda Maraykanka inay joojiyaan Hawlgalladda Diyaaradaha Droneska ka fuliyaan dalka Somalia iyo dalalka Bariga Dhexe.

Medea Benjamiin iyadoo la hadlayso Wargeyska Sputink News waxay sheegtay in loo baahan yahay in QM iyo Ururka Midowga Afrika looga amar qaato weeraradda lala beegsanayo Alshabaab, waxayna hoosta ka xariiqday inaysan micnaheedu ahayn inay Alshabaab difaacayso.

- Advertisement -

Medea Benjamiin waxay sheegtay inay argagax ka qaatay inay Maraykanka adeegsadaan Saldhigyo ku yaalla gudaha Somalia si ay ugu adeegsadaan weeraradda Droneska.

Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka “The Pentagon” ayaa sheegay inay Saldhig ku yaalla magaalladda Kismaayo ka qaadaan weeraradda dhinaca cirka ee ay ka fuliyaan gudaha Somalia.

Ilaa 105 qof ayaa la sheegay in lagu dilay weeraradda Droneska ka geysteen gudaha dalka Somalia.

- Advertisement -

QM waxay horey u sheegtay inay weeraradda Diyaaradaha Droneska Maraykanka xad-gudub ku yihiin Sharcuucda Caalamiga, waxayna Diyaaradahaasi duqeymo ka geystaan dalalka Somalia, Pakistan, Yemen, Syria iyo Afganistan.

© Radio Dalsan

Latest stories