HomeWararBoliska Kenya oo sheegay inay qabteen 48 Ajaaniib lala xiriirinayo Dagaalamayaasha...

Boliska Kenya oo sheegay inay qabteen 48 Ajaaniib lala xiriirinayo Dagaalamayaasha Alshabaab

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Joseph Bionett ayaa sheegay inay 48 qof oo shisheeye lagu kala qabtay Degmooyinka Gaarisa, Mandheera iyo Wajeer, kuwaasi oo uu xusay in lala xiriirinayo Alshabaab.

Hadal qoraal ah oo uu soo saaray ayuu ku sheegay  in dadka ay qabteen yihiin Dhallinyarro aad u da’ yar, lana baarayo ujeedada ay u joogeen gudaha Kenya, wuxuna xusay inay badankooda lagu tuhunsan yahay Alshabaab.

Taliyaha Guud ee Boliska Kenya waxa uu sheegay in mid ka mid ah dadka la qabtay lagu tuhunsan yahay inuu ka mid yahay Dagaalamayaashii Alshabaab ee bishan June 14-dii weeraray Xeradda ay Ciiddanka Kenya ku leeyihiin duleedka Laamu ee Gobalka Xeebta.

Waxa uu magaca ninkaasi ku sheegay Abdhakim Abdisamad, kaasi oo sheegtay inuu yahay British, asal ahaan ka soo jeeda Soomaalida Carabra ee deggan Laamu.

Qabashada dadka lala xiriirinayo Alshabaab ayaa yimid, iyadoo ay Dowladda Kenya dhawaan shaacisay inay Jihaadistayaal shisheeye ah oo ka tirsan Dagaalamayaasha Alshabaab ku sugan yihiin gudaha dalka Kenya iyo iyadoo uu

Shirweyne looga hadlayo Xag-jirnimadda Geeska Afrika ka socdo magaalladda Nairobi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories