HomeWararWakiilka Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia oo...

Wakiilka Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia oo cambaareeyey weerarkii lala beegsaday Nabad-ilaaliyaasha AMISOM

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Wakiilka Gaarka ee Ururka Miowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM,Ambassador Maaman Sidikou ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Saldhigga AMISOM ku leeyihiin Deegaanka Leego ee Gobalka Sh/hoose.

Ambassador Maaman Sidikou waxa uu sheegay inuusan weerarkaasi wax u dhimi doonin dadaalkooda ilaa ay Dowladda Somalia iyo dadka Soomaaliyeed xor ka noqon doonaan weeraradda Kooxaha uu ugu yeeray Argagixisadda.

Waxa uu intaasi ku daray inay AMISOM sii wadayso Hawlgalladda Isku0dhafka ee ay AMISOM iyo Ciiddanka Dowladda Somalia ku doonayaan sidii Dagaalamayaasha Alshabaab looga saari lahaa Degmooyinka ay weli ku sugan yihiin.

Sidoo kale, Wakiilka Gaarka ee Ururka Miowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Maaman Sidikou waxa uu Dowladda iyo Shacabka Burundi uga tacsideeyey Askartii ay waxyeelladdu ka soo gaareen Weerarkii Alshabaab ay waaberigii hore ee shalay ku qaadeen Saldhigga  Ciiddanka Burundi ee Hawlgalka AMISOM ku leeyihiin Deegaanka Leego.

Tan iyo markii la guda-galay bishan Barakaysan ee Ramadaan, waxay Dagaalamayaasha kordhiyeen weeraradda ay ku qaadaan Ciiddanka Dowladda iyo kuwa AMISOM.

© Warqabadka Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories