HomeWararDeg Deg: Qarax iyo Rasaas ka socota Dhismaha Shirka Cadaado

Deg Deg: Qarax iyo Rasaas ka socota Dhismaha Shirka Cadaado

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Weerar Xoogan oo Qarax ku bilawday ayaa goor dhaw lagu qaaday Xarunta Dhismaha uu ka socdo Shirka Maamulka loogu  sameynaayo dadka daga goballlada dhaxe ee somaalia waxaa goobta ay qaraxyada iyo rasaasta ka dhacayaan ku sugan ergada Shirka maamul u sameynta bartamaha soomaaliya ilaa iyo  hada si cad looma qaxiijin karo cida ay u dhaxeyso […]

- Advertisement -

Weerar Xoogan oo Qarax ku bilawday ayaa goor dhaw lagu qaaday Xarunta Dhismaha uu ka socdo Shirka Maamulka loogu  sameynaayo dadka daga goballlada dhaxe ee somaalia

waxaa goobta ay qaraxyada iyo rasaasta ka dhacayaan ku sugan ergada Shirka maamul u sameynta bartamaha soomaaliya

- Advertisement -

ilaa iyo  hada si cad looma qaxiijin karo cida ay u dhaxeyso israsaaseenta ka socota hoolka shirka cadaado

Goordhow filo wixii soo kordha

Latest stories