HomeWararDowladaha Somalia iyo Urdun oo ka wada hadlay Iskaashiga dhinaca Milliteriga

Dowladaha Somalia iyo Urdun oo ka wada hadlay Iskaashiga dhinaca Milliteriga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaarayo caasimadda dalka Booqrtooyadda Haashimiyadda ee Urdun ee Camaan ayaa waxay sheegayaan in La-taliyaha Madaxweynaha Somalia ee dhinaca Milliteriga, Jeneral C/raxmaan Sheekh Ciise uu Kulamo la leeyahay Madaxda dalkaasi. Warbaahinta Urdun, waxay sheegtay in La-taliyaha Boqorka dalkaasi ee Arrimaha Milliteriga, Jeneral Mashcal Mohamed Al-sabni uu kulan khaas ah la qaatay dhigiisa dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo caasimadda dalka Booqrtooyadda Haashimiyadda ee Urdun ee Camaan ayaa waxay sheegayaan in La-taliyaha Madaxweynaha Somalia ee dhinaca Milliteriga, Jeneral C/raxmaan Sheekh Ciise uu Kulamo la leeyahay Madaxda dalkaasi.

Warbaahinta Urdun, waxay sheegtay in La-taliyaha Boqorka dalkaasi ee Arrimaha Milliteriga, Jeneral Mashcal Mohamed Al-sabni uu kulan khaas ah la qaatay dhigiisa dalka Somalia, , Jeneral C/raxmaan Sheekh Ciise.

- Advertisement -

Labada Mas’uul waxay ka wada hadleen xiriirka labada dowladood, gaar ahaan sidii loo xoojin lahaa Iskaashiga Milliteri.

Waxay kaloo ka wada hadleen xaalladdaha ka aloosan dalka Yemen iyo Ammaanka Guud ee Mandiqadda.

Dhinaca kale, in La-taliyaha Booqrka dalkaasi ee Arrimaha Milliteriga, Jeneral Mashcal Mohamed Al-sabni waxa uu kulan kale la qaatay dhigiisa dalka Jabuuti, Kolonel Mustaf Xandulle, oo ay ka wada hadleen iskaashiga Milliteriga ee labada waddan.

- Advertisement -

Wada-tashiyadda ay sida kala goonida ah u yeesheen in La-taliyaha Boqorka dalka Urdun ee Arrimaha Milliteriga, Jeneral Mashcal Mohamed Al-sabni iyo La-taliyayaasha Madaxweynaha Somalia iyo kan Jabuuti ayaa waxa uu ku soo beegmay, xilli ay Dowladaha Carabta go’aansadeen in la dhiso Ciiddan Carbeed oo faragelin ku samayn kara Waddan kasta oo Carbeed oo ay colaado ka dhacaan.

Hoggaamiyayaasha Dowladdaha Carabta oo dhowr bilood ka hor Kulan ku yeeshay Xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalladda Qaahira ayaa waxay isku raacen in la dhiso Ciiddan Carbeed oo Mideysan.

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts