HomeWararCiiddanka Badda Japan ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda Somalia oo xilliga loo kordhinayo

Ciiddanka Badda Japan ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda Somalia oo xilliga loo kordhinayo

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Ilo ku dhow Dowladda Japan ayaa sheegay in la qorsheynayo in bisha soo socota  xilliga loo kordhiyo Ciiddanka Badda ee Japan ee Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda u jooga Xeebaha dalka Somalia.

Ra’isul-wasaare Shinzo Abe ayaa la filayaa inuu ansixiyo Xilli-kordhinta bilowga bisha soo socoto ee July, si ay arrintaasi u hubaal geliso muhiimadda Ammaanka Badda ee Japan.

Ciiddanka Difaaca Badda Japan ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysta meelaha ka baxsan Badda Somalia (MSDF) waxay hawlgalkaasi wadeen tan iyo sannadkii 2009-kii.

Ciiddankaasi oo ay tiradoodu dhan tahay 600 oo badmaax ayaa waxay wataan Maraakiib dagaal iyo Labo Diyaaradaha nooca wax lagu basaaso ee P 3 C

Source:- japantimes.co.jp

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories