HomeWararTahriibayaal Soomaali ah oo ku dhaawacmay Shil gaari oo ka dhacay Masar

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku dhaawacmay Shil gaari oo ka dhacay Masar

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka naga soo gaarayo Degmadda Aswaan ee dalka Masar ayaa waxay sheegayaan inay Dhallinyarro Soomaali ah saakayto ku dhaawacmeen shil gaari. Wargeyska Akhbaaral-yoom ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa waxa uu qoray inay Dhallinyaradaasi ay shilka galeen, xilli ay doonayeen inay si sharci-darro ah kaga tahriibaan dalkaasi. Taliyaha Ammaanka ee Degmadda Aswaan, Jeneral  Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo Degmadda Aswaan ee dalka Masar ayaa waxay sheegayaan inay Dhallinyarro Soomaali ah saakayto ku dhaawacmeen shil gaari.

Wargeyska Akhbaaral-yoom ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa waxa uu qoray inay Dhallinyaradaasi ay shilka galeen, xilli ay doonayeen inay si sharci-darro ah kaga tahriibaan dalkaasi.

- Advertisement -

Taliyaha Ammaanka ee Degmadda Aswaan, Jeneral  Maxamed Mustafa ayaa u sheegay Wargeyska inay saddex qof  oo Soomaali ah ku dhaawacmeen shil gaari , lana dhigay Xarunta Nasar Al-noobat.

Waxa uu sheegay inay dadkaasi soo gaareen dhaawacyo  u badan jajabka Lafaha.

Dhinaca kale, Tahriibayaasha ku dhaawacmay shilkaasi maanta ka dhacay dalka Masar ayaa waxaa lagu kala magacaabaa:-

- Advertisement -
  1. Mowliid Xuseen Afrax oo 30-jir ah
  2. Cabdow Maxamed Mustafa oo 19 jir ah
  3. C/raxmaan Yuusuf oo 25 jir ah.

Dhinaca kale, Tahriibayaal ay tiradooda dhan tahay 136 qof oo ay Soomaali ku jiraan ayaa lagu qabtay Degmasdda Alsaluun ee dalka Masar, iyagoo doonayey inay u sii gudbaan Lama-degaanka dalka Liibiya.

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts