HomeWararMaraykanka iyo Britain oo cambaareeyey weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku qaadeen Kenya

Maraykanka iyo Britain oo cambaareeyey weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku qaadeen Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxa Sare ee Ergadda Britain u joogta dalka Kenya,  Christian Turner ayaa sheegay inay si dhow ugala shaqeynayaan Dowladda Kenya La-dagaalanka Alshabaab iyo sidii Eedeysanayaasha loo hor keeni lahaa Caddaaladda. Waxa uu Ciiddanka Kenya ku bogaadiyey waxa u uugu yeeray qaabkii ay isaga difaaceen weerarkii Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri, wuxuuna ka digay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Sare ee Ergadda Britain u joogta dalka Kenya,  Christian Turner ayaa sheegay inay si dhow ugala shaqeynayaan Dowladda Kenya La-dagaalanka Alshabaab iyo sidii Eedeysanayaasha loo hor keeni lahaa Caddaaladda.

Waxa uu Ciiddanka Kenya ku bogaadiyey waxa u uugu yeeray qaabkii ay isaga difaaceen weerarkii Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri, wuxuuna ka digay weeraro kale oo ay Alshabaab ka fuliyaan gudaha Kenya.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Danjiraha Maraykanka, Robert Godec ayaa isagana ku baaqay in loo midoobo sidii loo soo af-jari lahaa La-dagaalanka Alshabaab.

Hadalkooda ayaa yimid, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya  Axaddii la soo dhaafay ku dagaalameen duleedka Xeradda Ciiddanka Kenya ku leeyihiin Deegaanka Baure ee Laamu.

Iska horimaadkaasi oo socday muddo dhowr saacadood ayaa waxaa ku geeriyootay Tobaneeyo qof oo labada dhinac  ah.

- Advertisement -

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts