HomeWararMuwaadin Somali-Dutch oo xabsi ku muteystay inuu dhac hubeysan ku maalgeliyo Kooxda...

Muwaadin Somali-Dutch oo xabsi ku muteystay inuu dhac hubeysan ku maalgeliyo Kooxda Daacish

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda magaalladda Rotterdam ee dalka Netherlands waxaa la soo taagay Muwaadin Somali-Dutch 22-jir ah, kaasi oo lagu helay inuu qorsheynayey inuu dhac hubeysan ka geysto magaalladda The Hague, si uu Kharajka uu ka helo u diro Dagaalamayaasha Daacish ee ka dagaalanta gudaha dalka Syria. Garsooraha Maxkamadda ayaa sheegay in Eedeysanaha oo magaciisa lagu soo koobay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Rotterdam ee dalka Netherlands waxaa la soo taagay Muwaadin Somali-Dutch 22-jir ah, kaasi oo lagu helay inuu qorsheynayey inuu dhac hubeysan ka geysto magaalladda The Hague, si uu Kharajka uu ka helo u diro Dagaalamayaasha Daacish ee ka dagaalanta gudaha dalka Syria.

Garsooraha Maxkamadda ayaa sheegay in Eedeysanaha oo magaciisa lagu soo koobay Mohamed A.

- Advertisement -

inuu yahay Dembiile u diyaar garoobay fal Argagixiso, inuu ka soo dagaalamay dalka Syria, isla markaana uu ogaa in Lacago la xawilo ay kordhinayso dadka ku geeriyoonaya dagaalka sokeeye ee dalka Syria ee uu dhiiga badan ku daatay.

Eedeysanaha waxaa lagu xukumay xansi afar sanno ah, inkastoo uu beeniyey inuu ka soo dagaalamay dalka Syria.

Dhinaca kale, Boliska dalka Netherlands waxay sheegeen inay fashiliyeen dhaca hubeysan ee Edeysanaha, kadib, markii la duubay wada-sheekeysiga Eedeysanaha iyo iyadoo ay dadka wararka u geeya Boliska u soo sheegeen qorshaha uu Eedeysanahu damacsanaa.

- Advertisement -

http://www.greenfieldreporter.com/

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts