HomeWararDeg Deg: Dibad Bax Looga Soo Horjeedo Nickolas Kay oo Ka Socda...

Deg Deg: Dibad Bax Looga Soo Horjeedo Nickolas Kay oo Ka Socda Dhusamareb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dibad Bax Weyn oo ka dhan ah Danjiraha Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nick Kay ayaa imminka ka socda Magaaladda Dhuusamareeb Ee Gobolka Galguduud. Dibad baxayaal badan ayaa isugu yimid Xaafadaha Magaaladda Dhuusamareeb kuwaas oo dhamaantood ka soo horjeeda Baaqa Nick Kay ee ahaa in Ahlu Sunna ay isaga Baxdo Dhuusamareeb. Ciidamadda Ahlu Sunna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dibad Bax Weyn oo ka dhan ah Danjiraha Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nick Kay ayaa imminka ka socda Magaaladda Dhuusamareeb Ee Gobolka Galguduud.

Dibad baxayaal badan ayaa isugu yimid Xaafadaha Magaaladda Dhuusamareeb kuwaas oo dhamaantood ka soo horjeeda Baaqa Nick Kay ee ahaa in Ahlu Sunna ay isaga Baxdo Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Ciidamadda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa dhawaan Dowladda Federaalka kala wareegtay Gacan ku heynta Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts