HomeWararUgu Yaraan 85 Dhalliyaro Xagjiriin ahaa oo isku Soo Dhiibay Dowladda Kenya

Ugu Yaraan 85 Dhalliyaro Xagjiriin ahaa oo isku Soo Dhiibay Dowladda Kenya

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya ayaa Maanta shaacisay in Ugu yaraan 85 qof oo xagjiriin ahaa ay isku soo dhiibeen Dowladda Kenya iyagga oo ka fa’ideysanaya Cafis ay hore u fidisay Dowladda Kenya. Dhalinyaradda isa soo dhiibtay waxa imminka barnaamij dhaqan celin ah looga bilaabay Xarunta ka hortagga Argagixisadda Qaranka Kenya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya ayaa Maanta shaacisay in Ugu yaraan 85 qof oo xagjiriin ahaa ay isku soo dhiibeen Dowladda Kenya iyagga oo ka fa’ideysanaya Cafis ay hore u fidisay Dowladda Kenya.

Dhalinyaradda isa soo dhiibtay waxa imminka barnaamij dhaqan celin ah looga bilaabay Xarunta ka hortagga Argagixisadda Qaranka Kenya.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya Mwenda Njoka ayaa yiri inkastoo ay dhamaatay Waqtigii Cafiska ay dowlada fidisay hadana waxa weli jira Dhalinyaro si iskood ah isugu soo dhiibaya Masuuliyiinta Dowlada.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa ku dhawaaqday 10 cisho oo Cafis Dowladeed ah oo ay dadka isku soo dhiibi karan kadib markii la weeraray Jaamacadda Garissa 2 april Ee Sanadkan.

Isla bishii April  24 Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Joseph Nkaissery ayaa 14 cisho ku kordhiyay mudadii La siiyay in dadka xagjiriinta ay isku soo dhiibi karan.

- Advertisement -

 

Latest stories