HomeWararMaxkamad ku taalla Mareekanka oo Dambi ku heshay Nin taageeri jiray Al...

Maxkamad ku taalla Mareekanka oo Dambi ku heshay Nin taageeri jiray Al Shabab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maxamed Saciid oo Taageeri jiray Xarakadda Al Shabab ayaa lagu helay dambi ah inuu Si cad u taageeri jiray Kooxaha Argagixisadda Ee Ka Dagaalama Dalalka Siiriya,Ciraq iyo Dalal kale oo ku yaalla Afrika. Maxkamad ku taalla Dalka Mareekanka ayaa Khamiistii Shalay ku heshay Ninkan inuu Internetka kula xiriiri jiray Kooxaha Argagixisadda waxana Xogtasi heshay Hey’adda […]

- Advertisement -

Maxamed Saciid oo Taageeri jiray Xarakadda Al Shabab ayaa lagu helay dambi ah inuu Si cad u taageeri jiray Kooxaha Argagixisadda Ee Ka Dagaalama Dalalka Siiriya,Ciraq iyo Dalal kale oo ku yaalla Afrika.

Maxkamad ku taalla Dalka Mareekanka ayaa Khamiistii Shalay ku heshay Ninkan inuu Internetka kula xiriiri jiray Kooxaha Argagixisadda waxana Xogtasi heshay Hey’adda FBI Mareekanka.

- Advertisement -

Waxa ay Maxkamadda sheegtay in Maxamed Saciid uu qalab ku taageeray Kooxo badan oo ay ku jiraan Al Shabab,Daacish iyo Kooxda Al Qaacida.

Ninkan oo 27 Sanno jir ah ayaa Wajahi doona Xabsi dhan 15 Sanno.

FBI Mareekanka ayaa la socday Dhaqdhaqaaqa Ninkan uu ku lahaa Internetka iyo qolalka uu booqan jiray sida lagu muujiyay Documenti ay soo bandhigtay Maxkamadda.

- Advertisement -

Ninkan oo lagu Magacaabo Maxamed Saciid Waxa ay sido kale si toos ah u wada Xiriiri jireen Gufran Maxamed oo isagana taageeri jiray Al Shabab lkn markii Dambe ay Maxkamd ku heshay Dambi lagu soo oogay oo ahaa inuu yahay nin taageera Aragagixisadda waxana uu ku sugnaa Markiisa hore Dalka SacuudigaSanadkii 2013kii.

Maxamed Saciid Isagga waxa uu ku noolaa Magaaladda Mombassa Ee Dalka Kenya.

 

Latest stories