HomeWararHaweeney la mooday inay luntay oo qeyb ka qaadatay kooxihii iyada baadi-goobayey

Haweeney la mooday inay luntay oo qeyb ka qaadatay kooxihii iyada baadi-goobayey

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Koox Dalxiisayaal oo ka kooban 50 qof ayaa mar qura ku soo baraarugay inay maqan tahay mid ka mid ah haweenkii tamashlaha u joogay Iceland.

Dalxiisayaasha oo bas ku safrayey ayaa joogsaday meel uu u dhow goob uu Falkoono ka qarxay si ay u daawadaan.

Mid ka mid ah Haweenkii oo ku hartay Baska si ay u dhar beddelato ayaa ku soo laabtay goobtii ay Dalxiisayaasha joogeen.

Saxaiibkeeda oo iyada bar aqoonsan waayey, maadaama ay labiskii uu ku igaa iska soo bedeshay ayaa Dalxiisayaashii la socotay ka codsadeen inay la baadi-goobaan haween ka ambatay goobta ay Dalxiisayaashu joogeen.

Waxay Dalxiisayaashii bilaabeen inay haweeneyda maqan ku baadi-goobaan socod, halka kuwa kalena ay baska  qateen si ay jidka uga baadi-goobaan.

Haweeneydii la baadi-goobayey ayaa iyadana dhinaceeda ryclo ugu jirtay si loo helo gaweeneyda maqan.

Ilaaladda Xeebaha ayaa iyagana qaatay Helikoptaro, si ay gacan uga geystaan haweenyda la raadinayo.

Baadi-goobkeeda oo socday habeenkii oo dhan, ayaa waxaa markii uu Waagu dillaacay dib isku tiriyeen Dalxiisayaasha, waxayna ogaadeen inuusan qofna ka maqnayn.

Laakiin ninkii la saaxiibka ahaa haweeneyda la raadinayey ayaa fajacay, wuxuuna yiri:- “Adigaa ku baadi-goobaynay ee adna ma is-baadi goobaysay?”.

Waxa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories