HomeWararDEG DEG: Ciidanka Puntland Oo Xeray Wariyihii Voa-da Ee Boosaaso

DEG DEG: Ciidanka Puntland Oo Xeray Wariyihii Voa-da Ee Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamadda Amaanka Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xereen Wariyaha VOA-da Ee Magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin. Lama oga ilaa hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xariga wariyaha. Ciidamadda amaanka Maamulka puntland ayaa bishan gudaheeda waxaa ay xereen xafiiskii SNTV uu ku lahaa Magaalada Garowe iyo laba wariye oo ka howlgalayay  Radio Daljir. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Amaanka Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xereen Wariyaha VOA-da Ee Magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin.

Lama oga ilaa hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xariga wariyaha.
Ciidamadda amaanka Maamulka puntland ayaa bishan gudaheeda waxaa ay xereen xafiiskii SNTV uu ku lahaa Magaalada Garowe iyo laba wariye oo ka howlgalayay  Radio Daljir.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.
Halkan ka akhriso Warqada Lagu Xeray Wariyaha
warqad

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts