HomeWararNin xaaskiisa ku dilay kabo

Nin xaaskiisa ku dilay kabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Nin Kenyan ah ayaa Xabsiga loo taxaabay, kadib, markii la sheegay inuu xaaskiisa ku garaacay kabihiisa ilaa ay ka geeriyootay.   Ninkaasi oo 29-jir ah ayaa ku xiran Saldhigga Boliska ee Serem ee Degmadda Vihiga, iyadoo ay dadka deegaanka la yaabeen qaabka uu ninkaasi u dilay xaaskiisa. Shilkaasi oo dhacay Khamiistii la soo dhaafay ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin Kenyan ah ayaa Xabsiga loo taxaabay, kadib, markii la sheegay inuu xaaskiisa ku garaacay kabihiisa ilaa ay ka geeriyootay.

 

- Advertisement -

Ninkaasi oo 29-jir ah ayaa ku xiran Saldhigga Boliska ee Serem ee Degmadda Vihiga, iyadoo ay dadka deegaanka la yaabeen qaabka uu ninkaasi u dilay xaaskiisa.

Shilkaasi oo dhacay Khamiistii la soo dhaafay ayaa la sheegay in ninka falka geystay oo lagu magacaabo Collins Vutiti uu isagoo sarqaansan yimid hoygiisa, kadibna uu la murmay xaaskiisa, intaanu ku garaacin kabihii uu watay.

Gacan-ku-dhiiglaha oo ay gacanta ku hayaan Boliska ayaa loo diiwaan geliyey inuu aroornimaddii arkay, xaaskiisa oo mayd ah oo jiifta sariirteeda.

- Advertisement -

Boliska Saldhigga Serem oo booqaday hoyga uu dilku ka dhacay ,waxaana weli socda baaritaanka sababta ay u geeriyootay haweeneydaas oo la oran jirey Jackline Mbusumbu

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts