HomeWararHay’addaha Ammaanka ee Yuhuudda oo Kenya ka taageerayo La-dagaalanka Alshabaab.

Hay’addaha Ammaanka ee Yuhuudda oo Kenya ka taageerayo La-dagaalanka Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Khubaro ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Yuhuudda ayaa ku usgan gudaha Kenya, si ay ciiddanka dalkaasi ula wadaagaan hawlgalladda lagula dagaalamayo Alshabaab. Saraakiishaasi oo ka kooban 10- qof ayaa la sheegay inay Talooyin siinayaan  Shirkadaha Dowladda iyo kuwa Gaarka loo leeyahay si looga hortago cabsida weeraradda ee Alshabaab. Danjiraha Yuhuudda u jooga dalka Kenya, Yahel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khubaro ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Yuhuudda ayaa ku usgan gudaha Kenya, si ay ciiddanka dalkaasi ula wadaagaan hawlgalladda lagula dagaalamayo Alshabaab.
Saraakiishaasi oo ka kooban 10- qof ayaa la sheegay inay Talooyin siinayaan  Shirkadaha Dowladda iyo kuwa Gaarka loo leeyahay si looga hortago cabsida weeraradda ee Alshabaab.
Danjiraha Yuhuudda u jooga dalka Kenya, Yahel Vilan ayaa u sheegay Suxufiyiinta inay Kenya iska kaashanayaan La-dagaalanka Alsshabaab iyo in xididida loo siibo waxa keenay cabsida Argagixisadda, waa sida uu hadalka u dhigay.
Danjiraha waxa uu carrabka ku hduftay inay Kenya muhiim u tahay Yuhuudda, isla markaana ay wadaagi doonaan wax kasta oo lagu sugayo Ammaanka Qaranka Kenya, isla markaana ay ugu deeqi doonaan Teknoolajiyadda Sirdoonka iyo Ammaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts