HomeWararNinkii 16-aad oo Somali ah oo lagu dilay dalka Kanada

Ninkii 16-aad oo Somali ah oo lagu dilay dalka Kanada

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Kooxo gangestaro ah ayaa la sheegay inay Nin Somali ah ku dileen magaalladda Toronto. Boliska ayaa sheegay inay baaritaano ku hayaan kooxihii ka dambeeyey dilka Marxuumka oo la oran jirey Abdiweli Mohamed Yusuf Abdi. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in lagu dilay  duleedka Deegaanka Danforth ee Galbeedka magaalladda Tornto, waxaana 6 xabbadood looga dhuftay laabta. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo gangestaro ah ayaa la sheegay inay Nin Somali ah ku dileen magaalladda Toronto.

Boliska ayaa sheegay inay baaritaano ku hayaan kooxihii ka dambeeyey dilka Marxuumka oo la oran jirey Abdiweli Mohamed Yusuf Abdi.

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in lagu dilay  duleedka Deegaanka Danforth ee Galbeedka magaalladda Tornto, waxaana 6 xabbadood looga dhuftay laabta.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay kooxihii geystay falkaasi ku baxsadeen gaari.

Marxuumkaasi oo 21-jir ahaa ayaa ahaa arday Jamaacadda ka qalin jebin lahaa sannadka soo socda.

- Advertisement -

Aabaha dhalay Marxuumkaasi oo lagu magacaabo Mohamed Yusuf Abdi ayaa u sheegay Wargeyska Toronto Sun inuu ka war sugayo natiijadda ka soo baxda baaritaanka Boliska.

Dhinac kale, Marxuumka ayaa ku dhashay, kuna soo barbaaray magaalladda Toronto, wuxuuna si mutadacawnimo uga hawlgalayey Masjidka Khaalid Bin Walid.

Dilka Marxuum Abdiweli Mohamed Yusuf Abdi.ayaa la sheegay inuu yahay Soomaaligii 16-aad ee sannadkan lagu dilo dalka Kanada.

http://www.torontosun.com/2015/05/21/danforth-shooting-victim-idd

ABDIWELI 1 (1) ABDIWELI 4 ABDIWELI 6 (1)

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts