HomeWararDeg Deg; Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeeyay Deegaanka Gadoon-Dhawe

Deg Deg; Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeeyay Deegaanka Gadoon-Dhawe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa Duqeyn la eegtay Xarumo Tababar oo ay Al Shabab ku leeyihiin Deegaanka Gadoon-dhawe Ee Gobolka Gedo. Duqeynta ayaa laga Cabsi qabaa iney geystay khasaaro isugu jiro Dhimasho iyo Dhawaac. Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in Duqeynta ay saakay ka dhacday Deegaankasi oo ay ku sugan Yihiin Al Shabab.

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa Duqeyn la eegtay Xarumo Tababar oo ay Al Shabab ku leeyihiin Deegaanka Gadoon-dhawe Ee Gobolka Gedo.

Duqeynta ayaa laga Cabsi qabaa iney geystay khasaaro isugu jiro Dhimasho iyo Dhawaac.

- Advertisement -

Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in Duqeynta ay saakay ka dhacday Deegaankasi oo ay ku sugan Yihiin Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts