HomeWararCarmaladda Cad ee Britishka oo la sheegay inay hawlgelisay boqolaal haween Sirdoon...

Carmaladda Cad ee Britishka oo la sheegay inay hawlgelisay boqolaal haween Sirdoon ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wargeyska Mail Online ee ka soo baxa dalka Britain ayaa maanta qoray in Haweeneyda Britishka ee Samantha Lewthwaite “Carmalada Cad” kana tirsan Hoggaanka Sare ee Alshabaab ay haatan madax u tahay 200 dagaalyahanno haween oo ay raggooda geeriyoodeen, kuwaasi oo loo tababaray inay xogag ka keenaan Xarumaha DF iyo  inay geystaan falalka Is-qarxinta, waa sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska Mail Online ee ka soo baxa dalka Britain ayaa maanta qoray in Haweeneyda Britishka ee Samantha Lewthwaite “Carmalada Cad” kana tirsan Hoggaanka Sare ee Alshabaab ay haatan madax u tahay 200 dagaalyahanno haween oo ay raggooda geeriyoodeen, kuwaasi oo loo tababaray inay xogag ka keenaan Xarumaha DF iyo  inay geystaan falalka Is-qarxinta, waa sida lagu qoray Wargeyskaasi.

Wargeyska waxa uu tilmaamay inay Samantha Lewthwaite hawlgelisay ilaa 200 haween carmalo ah, kuwaasi oo shaqaale ahaan uga hawlgala Baararka, Hoteelladda, Jeeblayaasha iyo  Biibitooyinka.

- Advertisement -

ka akhriso Halkan Wargesyka Daily Mail

http://www.dailymail.co.uk/news/article-3087939/White-Widow-Samantha-Lewthwaite-commands-army-200-jihadi-widow-spies-pretend-street-sellers-hotel-receptionists-call-Mother-Holy-War.html#ixzz3aiYgup6K

Sarkaal ka tirsan  Hay’adda Sirdoonka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamed Hassan ayaa u sheegay Wargeyska Mail Online in Samantha Lewthwaite xogaha ay u soo gudbiyaan Haweenka ay hawlgelisay u sii gudbiso Madaxa Sirdoonka Alshabaab, Mahad Karate iyo Hoggaamiyaha Alshabaab, Ahmed Omar Cubaydah, waa sida uu Sarkaalkaasi yiri.

- Advertisement -

Waxa kaloo uu Sarkaalkaasi u sheegay Wargeyska  inay Carmaladda Cad tahay xubin firfircoon oo ka tirsan Alshabaab, iyadoo haatan ka hawlgasha Waaxda Amniyaadka

SAVES hOTELDhinaca kale, Carmalada Cad ayaa la sheegay inay horey u tababartay Haweeneydii qaraxa ka geysatay Hoteelka Central.

Haweeneydaasi oo la oran jirey Luul Ahmed waxay bishii Feberaayo 20-dii ee sannadkan isku qarxisay Hotelka The Central, waxaana ku geeriyootay 28 qof, oo ay ku jireen Xildhibaan iyo Ku-xigeenkii Guddoiomiyaha Gobalka Banaadir ee dhinaca Siyaasadda.

Xigasho: Mail Online

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts