HomeWararmaamulka Degmada Dharkenley oo Sheegay in ey Talaabo Ka Qaadayaan Ciidamada Hubka...

maamulka Degmada Dharkenley oo Sheegay in ey Talaabo Ka Qaadayaan Ciidamada Hubka ku Dhexqaata

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Degmada Dharkenley Ee gobalka Banaadir mudane cumar meyre mocow oo Radio Dalsan lahadlay Ayaa waxa uu sheegay in maamulka Dharkenley uu hogaanka u Yahay aqbali doonin in hub lagu dhax qaato Degmada Dharkeynley ee Gobalka banaadir . Waxa uuna ugu baaqay masuuliyiinta Dagan Degmada ey lasocdaan dhaq dhaqaaqa askarta ilaallada u ah Sido kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Degmada Dharkenley Ee gobalka Banaadir mudane cumar meyre mocow oo Radio Dalsan lahadlay

Ayaa waxa uu sheegay in maamulka Dharkenley uu hogaanka u Yahay aqbali doonin in hub lagu dhax qaato Degmada Dharkeynley ee Gobalka banaadir .

- Advertisement -

Waxa uuna ugu baaqay masuuliyiinta Dagan Degmada ey lasocdaan dhaq dhaqaaqa askarta ilaallada u ah

Sido kale Cumar meyre ayaa sheegay in askarigii lagu sooqabto Falkaas ay ka qaadi doonaan talaabo waafaqsan sharciga

Halkaan Kadhageyso hadalka Gudoomiyaha

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts