HomeWararGabar 16-jir oo isku gubtay duleedka Mandera

Gabar 16-jir oo isku gubtay duleedka Mandera

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Boliska iyo Hay’addaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ee magaalladda Mandera ee W/bari Kenya ayaa sheegay inay heleen gabar dhibane ah, taasi oo is-gubtay, kana muuqdaan dhaawacyadda gubashadda. Gabadhaasi oo  magaceeda lagu soo koobay Khadiija, ahna 16-jir  ayaa la sheegay inuu garaacay ninkeeda oo lagu magacaabo Shariif Isaaq Abdulle, kadibna ay usku daadisay dab ololaya, wuxuuna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska iyo Hay’addaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ee magaalladda Mandera ee W/bari Kenya ayaa sheegay inay heleen gabar dhibane ah, taasi oo is-gubtay, kana muuqdaan dhaawacyadda gubashadda.

Gabadhaasi oo  magaceeda lagu soo koobay Khadiija, ahna 16-jir  ayaa la sheegay inuu garaacay ninkeeda oo lagu magacaabo Shariif Isaaq Abdulle, kadibna ay usku daadisay dab ololaya, wuxuuna Falkaasi ka dhacay Deegaanka Shimbir Fatume oo dhanka Koonfur kaga toosan Mandera

- Advertisement -

Dad arkay gabadha ayaa sheegay in la dhigay Isbitaalka Guud ee Mandera,  si looga daaweeyo dhaawacyo ka soo gaarayLaabta iyo Gacanta Midig,

Dhinaca kale, Madaxa Ammaanka ee Mandera, Alex Ole Nkoyo ayaa falkaasi ku tilmaamay mid ka baxsan Xuquuqda Aadanaha.

Waxa uu tilmaamay inay baadigoobayaan sayga haweeneyda is-gubtay, waxaana xabsiga la dhigay Caaqilkii iyo Ku-xigeenkiisa ee Deegaanka uu falkaasi ka hacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts