HomeWararBoqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo maanta gaaray Talyaaniga

Boqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo maanta gaaray Talyaaniga

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ku-dhawaad 446-Tahriibayaal ay  ku jiraan carruur iyo dad waayeelo ah oo la socday dooni  nooca kalluumeysiga ayaa la badbaadiyey, xilli ay marayeen Badda Mediterranean. Xafiiska Hay’adda Badbaadi Carruurta Save the Children ee dalka Talyaaniga ayaa sheegay in 95 haween iyo 59 carruur ah. Ka mid ahaayeen Tahriibayaashii la badbaadiyey. Tahriibayaashaasi oo la rumeysan yahay inay […]

- Advertisement -

Ku-dhawaad 446-Tahriibayaal ay  ku jiraan carruur iyo dad waayeelo ah oo la socday dooni  nooca kalluumeysiga ayaa la badbaadiyey, xilli ay marayeen Badda Mediterranean.

Xafiiska Hay’adda Badbaadi Carruurta Save the Children ee dalka Talyaaniga ayaa sheegay in 95 haween iyo 59 carruur ah. Ka mid ahaayeen Tahriibayaashii la badbaadiyey.

- Advertisement -

Tahriibayaashaasi oo la rumeysan yahay inay ka soo shiraacdeen Xeebaha dalka Masar ayaa waxay u kala dhasheen dalalka Somalia, Sudan, Eritrea, Masar iyo Syria.

Warbaahinta Talyaaniga ayaa sheegay in Tahriibayaashaasi saakayto soo gaareen Dekedda Augusta ee Jesiiradda Sishilis.

 

- Advertisement -

Waa Safarkii ugu horreeyey ee si nabad ah ku gaaray Xeevaha Talyaaniga, tan iyo wixii ka dambeeyey markii ay 950 Tahriibayaal ah isbuucan ku hafteen dooni ku degtay meel ka baxsan Xeebaha dalka Talyaaniga.

28 qof oo keliya ayaa ka badbaaday shilkaasi, iyadoo ay Boliska Talyaaniga gacanta ku dhigeen Kabtankii Doonidaasi oo u dhashay dalka Tunisia iyo mid ka mid ah shaqaalihii doonidaasi.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in Tahriibayaasha sannadkan ku geeriyooday Badda Mediterraneanka inay toban jeer ka sarreeyaan Tahriibayaashii geeriyootay sannadkii hore ee 2014-ka.

SAVE 1 SAVE 3

Latest stories