HomeWararMuwaadin Somali lagu soo oogay inuu u soo dhawaaday Hoyga Madaxweynaha Kenya

Muwaadin Somali lagu soo oogay inuu u soo dhawaaday Hoyga Madaxweynaha Kenya

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Maxkamadda magaalladda Nairobi waxaa maanta la soo taagay Muwaadin Somali, kaasi oo ay Ciiddanka shalay ka soo qabteen meel ku dhow Hoyga Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo kuyaalla Xaafadda Gatundu ee magaalladda Nairobi.

Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay Saciid Mire Siyaad ayaa lagu soo oogay inuu si sirdoon ah u tegay Dhismaha Hoyga Uhuru Kenyatta iyo inuu diyaarinayey Weerar Argagixiso, waa sida hadalka loo dhigay.

Dacwad-oogaha Boliska, Danel Karuri ayaa u sheegay Maxkamadda inuusan Eedeysanaha wax faahfaahin ah ka bixinin waxa uu ka sameynayey Hoyga Madaxweyne Uhuru.

Dacwad-oogaha waxa uu sheegay  inay boliska u baahan yihiin inay Eedeysanaha sii hayaan, si ay baaritaano dheeraad ah ugu sameeyaan shaqsiyadiisa iyo xogaha ku kaydsan Mobaylkiisa.

Eedeysane Saciid Mire Siyaad waxa uu ka mid ahaa 8 Eedeysane oo maanta ka soo hor-muuqday Maxkamadda Nairobi, o oay ku jireen 3 qof oo ay dadweynaha ka soo qabteen  Suuqa Gikomba ee magaalladda Nairobi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories