HomeWararKabtankii waday Doonidii ay ku naf waayeen boqolaalka Tahriibayaasha oo ay Somali...

Kabtankii waday Doonidii ay ku naf waayeen boqolaalka Tahriibayaasha oo ay Somali ka mid ahayd oo la qabtay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ku-xigeenka Dacwad-oogaha Talyaaniga, Rojee Ligoori  ayaa maanta sheegay inay gacanta ku dhigeen Naakhuudihii  waday Doonidaasi iyo mid ka mid ah shaqaalaha waday Doonidaasi oo dhawaan ay ku geeriyoodeen in ka badan 900 oo Tahriibayaal ah.

Labada Eedeysane oo u kala dhalatay dalalka Tunisiya iyo Suurya ayaa la sheegay inay bar aqoonsadeen 27 ka mid ah  Tahriibayaashii ka badbaaday Masiibadaasi, kuwaasi oo si nabad ah u gaaray Jesiiradda Sishiliya.

Tahriibayaasha la badbaadiyey ayaa u kala dhalatay dalalka Somalia, Eritrea iyo Bangaladesh, iyadoo mid ka mid ah dadkaasi la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalladda Kataaniya ee Jesiiradda Sishiliya.

Dhinaca kale, Tahriibayaasha ku geeriyootay doonidaasi ayaa la sheegay inay u kala dhasheen 150 Somali ah iyo boqolaal kale oo u kala dhashay dalalka Syria iyo Eritrea.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories