HomeWararDeg Deg: Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Muqdisho

Deg Deg: Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaan ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaweyd lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Xildhibaanka La Dilay ayaa Magaciisa Waxaa Lagu Sheegay Aadan Xaaji waxaa sidoo kale geeriyooday darawalkii Waday Gaariga uu Saarnaa Xildhibaanka. Raga dilka Geestay oo watay gaari ayaa waxaa ay ka baxsadeen goobta ay falka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaweyd lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Xildhibaanka La Dilay ayaa Magaciisa Waxaa Lagu Sheegay Aadan Xaaji waxaa sidoo kale geeriyooday darawalkii Waday Gaariga uu Saarnaa Xildhibaanka.

- Advertisement -

Raga dilka Geestay oo watay gaari ayaa waxaa ay ka baxsadeen goobta ay falka ka geesteen.

Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa Goobta Gaaray iyada oo la soo warinaayo in baaritaano ay Wadaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts