HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Booqanaya Dalalka Turkiga iyo Jordan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqanaya Dalalka Turkiga iyo Jordan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay Dalka Turkiga oo uu booqan doono Madaxweynaha isaga oo kaga sii gudbi doona Dalka Jordan. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmi doona Dalka Turkiga Madaxda Dalkasi waxana uu u sii safri doona Dalka Jordan. Boqorka Dalka Jordan ayaa Casuumaad Rasmi ah u fidiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay Dalka Turkiga oo uu booqan doono Madaxweynaha isaga oo kaga sii gudbi doona Dalka Jordan.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmi doona Dalka Turkiga Madaxda Dalkasi waxana uu u sii safri doona Dalka Jordan.

- Advertisement -

Boqorka Dalka Jordan ayaa Casuumaad Rasmi ah u fidiyay Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts