HomeWararXukuumadda Federalka oo dadaal ugu jirta sidii dib loogu soo celin lahaa...

Xukuumadda Federalka oo dadaal ugu jirta sidii dib loogu soo celin lahaa Soomaalida ku xayiran Isir-nacaybka dalka Koonfurta Afrika

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

U qeybsanaha Arrimaha Dhaqanka ee Safaaradda Somalia ku leedahay dalka Koonfurta Afrika, Abdi Halane Hersi ayaa sheegay inay caawin doonaan Muwaadiniinta Soomaalida ee ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Falalka Boobka iyo Isir-nacaybka ee ka aloosan dalkaasi. U qeybsanaha oo Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANATOLU kula hadlay caasimadda dalka Koonfurta Afrika ee Pritoria, ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

U qeybsanaha Arrimaha Dhaqanka ee Safaaradda Somalia ku leedahay dalka Koonfurta Afrika, Abdi Halane Hersi ayaa sheegay inay caawin doonaan Muwaadiniinta Soomaalida ee ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Falalka Boobka iyo Isir-nacaybka ee ka aloosan dalkaasi.

U qeybsanaha oo Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANATOLU kula hadlay caasimadda dalka Koonfurta Afrika ee Pritoria, ayaa sheegay in Ganacsatadda Soomaalida ee ay dhibaataddu ka soo gaareen qalalaasaha laga taageeri doono sidii ay dib ugu soo laaban lahaayeen dalka Hooyo.

- Advertisement -

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay tiro badan oo Soomaali ah dhibaatooyin ka soo gaareen qalalaasaha weli ka socda magaalladda Xeebta leh ee Darban ee dalka Koonfurta Africa.

Diplomaaisga waxa uu tilmaamay inay Xukuumadda Federalka Somalia had iyo jeer taageero u fidiyaan dib-u-soo-celinta Muwaadiniinta ku dhibaataysan Caalamka.

Waxa uu farta ku fiiqay inay Xukuumadda horey u soo daad-gureysay Soomaalida ku xayirantay dagaalladda ka dhacay dalka Koonfurta Sudan iyo kuwa ka aloosan Yemen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts